The United Kingdom announces a further funding to support the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) to bolster ...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa markii u horraysay ka hadlay Xubintii Aqalka Sare ee… Sii akhri ...
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay gantaallo casri ah oo nuuca difaaca cirka ah iyo ciidamo Mareykana ah u… Sii ...
Hal qof oo rayid ah ayaa ku geeriyooday mid kalena waa ku dhaawacmay kadib mudda haraad rabshado wata oo maanta ka dhacay degmada Badhan ee Gobolka Sanaag. Xiisad ayaa ka taagan magaalada Badhan kadib ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirka 7-aad ee Madasha Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka. Shirkanu oo socon doona laba ...
Wararka ka imaanaya magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in saaka halkaasi ay ka dhacday is raasaasayn xooggan oo khasaare sababtay. Is rasaasaynta ayaa dhexmartay ciidamo ka tirsan ...
The use of LPG has had a positive impact on the reduction of deforestation caused by the cutting of trees for charcoal ...
Kim Yo Jong, oo ah gabadh la dhalatay hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un, ayaa si adag uga digtay Kuuriyada… Sii akhri ...
Xukuumadda Puntland ayaa ku wargelisay dhammaan Wakiillada Kalluumaysi in ay iska diwaan geliyaan Wasaaradda Kalluumaysiga Puntland. Go’aan kasoo baxay xafiiska Wasiirka Kalluumaysiga Cabdirisaaq ...
Ruushka ayaa gacan ku siiyay in ay Iran , hal mar hawada sare u dirto laba dayax-gacmeed oo laga diray gudaha dhulka Ruushka, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Reuters. Labada dayax-gacmeed ayaa ...